Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Dessalegn ayaa magacaabay gole wasiirro oo ka kooban 30-wasiir oo ay ku jiraan saddex ra’iisul wasaare ku xigeen. Golahan cusub ee wasirrada Itoobiya oo la magacaabay Arbacadii daraad ahayd ayaa bedeli doona wasiirradii hore, iyadoo la sheegay inay dhawaan billlaabi doonaan howlaha loo ig-maday, waana wasiiradii ugu horreeyay ee uu magacaabo Dessalegn markii xilka Ra’iisul Wasaarenimo ee dalka Itoobiya mar kale sannadkan gudihiisa.
Magacyada Wasiirrada Cusub ee Xukuumadda Itoobiya ayaa waxay kala yihiin;
01. Hailemariam Dessalegn, Ra’iisul Wasaraha Itoobiya
02. Demeke Mekonnen, RW xigeen iyo Wasiirka Xiriirka Arrimaha Bulshada
03. Debretsion Gebremichael, RW xigeen iyo wasiirka isgaarsiinta, tikn. iyo dhaqaalaha
04. Aster Mamo, RW xigeen & wasiirka adeega bulshada, kheyraadka & maamul-wanaaga 05. Siraj Fegessa,
Dr. Tedros Adhanom, Wasiirka Arrimaha Dibadda
07. Kassa Teklebirhan, Wasiirka Arrimaha Federaalka
08. Getachew Ambaye, Wasiirka Cadaaladda
09. Abdulaziz Mohammed, Wasiirka Maaliyadda iyo Iskaashiga dhaqaalaha
10. Teferra Deribew, Wasiirka Beeraha iyo Kheyraadka dabiiciga ah
11. Sileshi Getahun, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Xannaanada Xoolaha
12. Ahmed Abitew, Wasiirka Warshadaha
13. Yakob Yala, Wasiirka Ganacsiga
14. Abiy Ahmed, Wasiirka Tiknolojiyadda iyo Sayniska
15. Workneh Gebeyehu, Wasiirka Gaadiidka
16. Mekuria Haile, Wasiirka Guriyeynta iyo Horumarinta Reer Miyiga
17. Ambachew Mekonnen, Wasiirka Dhismaha
18. Motuma Mekassa, Wasiirka Biyaha, Tamarta iyo Waraabka
19. Shiferaw Shigute, Wasiirka Waxbarashada
20. Tolosa Shagi, Wasiirka Macdanta
21. Dr. Kesetebirhan Admassu, Wasiirka Caafimaadka
22. Abdulfetah Abdulahi, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
23. Aisha Mohammed Mussa, Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska
24. Zenebu Tadesse, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Carruurta
25. Dr Shiferaw Teklemariam, Wasiirka Deegaanka iyo Dhirta
26. Redwan Hussien, Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha
27. Demitu Hambissa, Wasiirka Howlaha Guud
28. Beker Shale, Agaasimaha, Dakhliga Itoobiya iyo Maamulka Canshuuraha
29. Getachew Reda, Wasiirka Xiriirka Isgaarsiinta Xukuumadda
30. Asmelash Woldesillasie, Hab-dhowraha Xukuumadda
31. Dr Yinager Dessie, Wasiirka Guddiga Doorashooyinka Qaranka
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay