X

Waligaa ma aragtey laba bas oo rakaab saaran yihiin oo is eryada

Waligaa ma aragtey laba bas oo rakaab saaran yihiin oo is eryada. Dhacdadan foosha xun ee qayramasuulnimada ayaa ka dhacday meel u Berbera waxana jira dhaawac soo gaaray dadkii saarnaa oo loola cararay Burco.



Dadka dhaawacmey ayaa labo xaalkoodu daran yahay. Baska mida kuwa is eryanaya ayaa wadada ku dhacay kadib markii gaari kale kahor yimi.



Dadkan dhaawacmey ayaa ah dameeri ku dishey. Dhaca baska ayaa dhinaca kale galaaftey birta wado kabta ee dawladii u dambeysay ee Somaliya ay dhistey.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=zVfhKXg8Wgo[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.