Wasiirada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa ka hadashay ciyaaraha gobolada ee furmaya. Waxa ay sheegtay inta badan Ciyaartoyda Dowlad Goboleedyada in Muqdisho ay ku sugan yihiin, ayna diyaar u yihiin in Ciyaarahan ay ka qeyb galaan.
Ujeedada wasiirka iyo wafdigeedu u booqdeen garoonka ayaa ahayd in ay u kuurgasho sida garoonku ugu diyaarsan yahay marti gelinta cayaaraha maamul gobaleedyada dalka oo Khamiista furmaya ayna ka qeyb geli doonaan Shan maamul gobaleed iyo gobalka Banaadir.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay