X

Wasiirada dhalinyarada iyo ciyaaraha oo ka hadashay ciyaaraha gobolada ee furmaya :MAQAL

Wasiirada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa ka hadashay ciyaaraha gobolada ee furmaya. Waxa ay sheegtay inta badan Ciyaartoyda Dowlad Goboleedyada in Muqdisho ay ku sugan yihiin, ayna diyaar u yihiin in Ciyaarahan ay ka qeyb galaan.



Ujeedada wasiirka iyo wafdigeedu u booqdeen garoonka ayaa ahayd in ay u kuurgasho sida garoonku ugu diyaarsan yahay marti gelinta cayaaraha maamul gobaleedyada dalka oo Khamiista furmaya ayna ka qeyb geli doonaan Shan maamul gobaleed iyo gobalka Banaadir.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.