X

Xubno ka tirsan argagixisada oo nolol lagu qabtey: MAQAL

Xubno ka tirsan argagixisada ayaa nolol lagu qabtey. Gudoomiyaha Gobalka Shabeelada Dhaxe Axmed Meyre Makaraan oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijay warkaan.

Waxuu sheegay Guddoomiye Axmed (Faal) in ciidamada ammaanka ay hawlgalkooda ku soo qabteen rag ka tirsan argagixisada kuwaasi oo uu sheegay in la aqoon saday.



Hoos ka dhegeyso



C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.