X

Wasiiradii dhawaan la magacaabay oo maanta la dhaariyay: SAWIRO

Wasiiradii dhawaan la magacaabay ayaa maanta la dhaariyay. Sadexdan wasiir oo loo kala magacaabay arimaha dibedda, gudaha iyo warshadaha ayaa xilkooda la wareegaya berito.

Sadexdan wasiir ayaa lagu bedelay wasiiradii uu eryay RW Xasan Kheyre. Lama hubo inay keeni doonaan wax isbedela ayadoo la ixtiraamayo nidaamka quudhsiga ee 4.5.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.