X

Fanaanada Nakruuma iyo Luul Cali Xasan oo booqdey radiyihii qaranka iyo keydkiisa: SAWIRO

Fanaanada Nakruuma iyo Luul Cali Xasan ayaa booqdey radiyihii qaranka iyo qolka keydka oo uu badbaadiyay muwaadin Somali ah oo wadani ah.

Nakruuma iyo Luul Cali Xasan ayaa labaduba xilligoodii ka shaqayn jirey idaacadii Radiyo Muqdisho ee qaranka ee mar ahayd libaaxii Afrika sida weyna loo dhegeysan jirey.



“Ujeeda aan u nimid waa in aan dadkeena tusno in dalkeenu nabad yahay waxaana allah ka baryaa dalkeena oo wanaagsan iyo Soomaaliya oo dadkeedu iswada raacsan yahay”



Luul Cali Xasan oo kamid aheyd Haldooradii RadiYo Muqdisho ayaa sheegtay in aan marnaba farxadeeda laqiyaasi karin ayna joogto meeshii ugu horay ay shaqo ka bilow mudo kadib.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.