23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiiradii Siilaanyo oo in badan is casileen kadib markii loo sheegay in ay Muuse Biixi ka dambeeyaan: ARAG Samaale

Wasiiradii Siilaanyo ee daacada u ahaa ayaa in badan ka carareen jagadii ay hayeen in maamulka oo burbur qarka u saran. Wasiirada ilaa hadda is casilay ayaa waxa ka mida sadex ka mida beesha Habar Awal (ISAAQ) oo iyagu isa sharaxay. Samaale ayaa ku eedeeyay in Saylici qabtey kulan qabiilaysan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM