28/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiiradii Siilaanyo u soo direy odayaasha ee fashilmey oo hadley fariina u direy Suldaan Wabar+MUUQAAL

WP_20141213_013Boorama 13 Dec 2014–Wasiirka boosaha maamulka Somaliland oo ka mid ahaa wasiiradii Siilaanyo u soo direy inuu khalkhal geliyo beeshooda ayaa hadley farina u direy dhalinyarta gadoodsan iyo qurbajoogta. Wasiir Abgaal ayaa isku dayay inuu isku khaldo qadiyada jirta iyo isku duubnida Gadabuursi weyne.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM