November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiiradii ugu badnaa ee Butlaan oo tagay magaalada Badhan: MAQAL

Waxa maanta magaalada Badhan ee gobolka Sanaag lagu soo dhaweeyay weftigii ugu balaarnaa ee Butlaan u dirto magaaladaas. Ujeedada safarka ayaa ah in Butlaan xaqiijiso in iyadu ka teliso gobolka SanaAg qaybtiisa ugu badan halka inta hartey uu ka taliyo Korneyl Caare.



Masuuliyiinta ka socda Butlaan ee caawa ku sugan magaalada ayaa sidoo kale dib u dhisaya dhismaha golaha deegaanka Badhan, dardargelinta shaqada maamulka iyo arrimo kale.

Hoos ka dhegeyso



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS