08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka arimaha dibeda Dr Bayle oo qaabilay safiirka Masar halkaas oo uu la kulansiiyay madaxweynaha+MUUQAAL

WP_20141115_003Muqdisho 15 Nov 2014–Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa qaabilay safiirka Masar u fadhiya Somaliya halkaas oo uu kadib la kulansiiyay madaxweynaha oo ka gudoomay waraaqihiisa aqoonsi.

C/llaahi Warmooge

ARAABI.NET