24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka arimaha dibedda dawlada dhexe C/salaan Hadliye oo toosh lagu raadinayo lana amrey in….

Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya ayaa raadinaya wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaam Hadliye oo sida la sheegayo loo yeeray lanasoo warinayo in uu diidey. Jawaari ayaa amar ku bixiyay in uu si deg dega u horyimaad barlamaanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS