Muqdisho–Wasiirka cusub ee arimaha dibedda Dr C/salaam Hadliye ayaa la kulmay safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho. Kulankan oo la isku dhaafsaday aragtiyo ku qotama xaaladda dalka iyo gobolka geeska Afrika,ayaa looga baaraan-degay xiriirka dhinacyada badan leh ee labada dowladood u dhaxeeya iyo qaabkii lagu horumarin lahaa.
Fadhigani oo ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah saraakiisha Xafiiska Wasiirka,ayaa lagu falan-qeeyay fulinta barnaamijyo horumarineed oo dalka wax ku ool u ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![IMG_0166[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/IMG_01661.jpg)
![IMG_01691[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/IMG_016911.jpg)
![IMG_01701[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/02/IMG_017011.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay