Wasiirka arimaha dibedda ayaa qarxiyay kulankii uu la yeeshay Sacad Cali Shire ee uu kaga codsaday in ay la hadlaan Muuse Biixi. Somaliland ayaa rabta in laga maqlo saxaafada aduunka jecelna kulamadu inay ka dhacaan wadamo shisheeye.
Maamulka Somaliland ayaa jecel inay iyagu la hadlaan madaxda Somaliyeed dadka Muqdisho tagana xiraan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=s21z5KdKj5I[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay