X

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya C/salaam Hadliye oo ka booday nidaamkii dawladnimo iyo ajaanib hana dhex dhexaadiso+MAQAL

Doxa–Wasiirka arimaha dibedda C/salaam Hadliye ayaa neef qabow ka soo saaray mamulka Somaliland oo shalay gurmad u dirsaday taageerayaashooda markuu ku dhawaaqay in aanu waxba u arag in ajaanib soo kala dhexgasho iyaga iyo maamulka Somaliland oo ka baxay shir ay ku jireen reer Woqooyiga.

C/salaam ayaa u muuqda in uu ka dhacsan yahay siyaasada dawlada oo hadda ilaa ay soo noqdaan in aan afka loo furin.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.