X

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya oo la kulmey madaxweynaha Jabuuti: SAWIRO

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya ayaa la kulmey madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele kulan ka dhacay caasimada Jabuuti.



Weftiga Somalida oo isugu jirey masuuliyiin ka tirsan waaxda arimaha dibedda ayaa booqdey machadka wakiilada dibedda. Ilaa hadda ma jirto wax rasmi oo ay ku saabsanayd booqashadooda.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.