X

Wasiirka arimaha gudaha ee Jarmalka oo diidey inuu gacanta ka salaamo Merkel iyo sababta :Daawo

Wasiirka arimaha gudaha ee Jarmalka ayaa diidey inuu gacanta ka salaamo hogaamiyaha dalka haweenayda Merkel ee isaga magacowdey.


Merkel ayaa qososhey gacmahana taagtey. Wasiirka ayaa inuu joojiyay gacmo salaamida dafloo dhan kadib markii cudurka Shiinaha uu yimi dalkiisa.

Merkel ayaa markii dambe u sheegtay wasiirkeeda inuu qaaday talaabo saxa. Jarmalka ayaa Ka mida wadamada ay kordgeyso tirada cudurka qaadaya.


Merkel ayaa iyada lafteedu soo rogtey inaan la isa salaamin marka ay koogto gobolka laga soo doorto si loo yareeyo halista hargabka Shiinaha.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.