07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka boosaha maamulka Somaliland oo boos ka xirtey Saylac taabteyna arinta maayerka

Wasiirka boosaha maamulka Somaliland ayaa boos ka xirtey Saylac taabteyna arinta maayerka. Mustafe Faarax Dhoore ayaa booskan madhan lagu wareejay laba usbuuc kahor.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS