Wasiirka boostada Somaliland Maxamed Abgaal ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeeray xisbiga UCID gaar ahaan ku xigeenka Jamaal Cali Xuseen waa C/Rashid Xasan Mataan oo sheegay in cadaalad baahsan ka jirto gobolada Woqooyiga inta la baxdey Somaliland oo xataa cadaalada xumadaa ay ku jiraan sheekhyada. Maxamed Jaamac Abgaal ayaa yiri waan aqaanaa C/rashiid waanan ka raaligelinayaa hadalkaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM