13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka boostada Somaliland Abgaal oo xeerka isgaarsiinta qaranka ku sheegay mid aan khuseyn gobolada Woqooyiga

Wasiirka boostada Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa ku sheegay xeerka isgaarsiinta qaranka ee hadda horyaala dawlada dhexe mid aan iyaga quseyn. Maxamed Abgaal ayaa fariin u direy shirkadaha isgaarsiinta oo hadda noqonaya goob ay ku dagaalamaan maamul jufeedyada iyo dawlada dhexe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM