X

Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada oo casho sharaf u sameeyay ciyaartoy qurbajooga

Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada oo casho sharaf u sameeyay ciyaartoy qurbajooga oo ka yimi dalka Sweden. Munaasabada ayaa waxa ka qaybgalay raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Dhalintan ayaa la ciyaari doonta kooxaha ka dhisan magaalada Muqdisho.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=84tddmHvlFw[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.