Wasiirka cusub ee amniga oo xirtey dharka askarta kadib kormeer uu ku tagey goobo badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho
Wasiir Ducaale ayaa xalay lagu arkay isagoo xeran dareyska ciidamada Milateriga oo kormeer lama filaan ah xilli danbe ku tegay Koontaroolada laga soo galo magaalada .
Wasiirkan oo hore u ahaan jiray ciyaaryahan kubadda Koleyga ah, kadibna noqday ganacsade ayaan lahayn taariikh ciidan iyo mid amni sida wasiiradii uga horeeyay xilka oo dhammaantood ay culeys ku noqotay wax ka qabashada xaaladda ammaanka Muqisho.



C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay