November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirka cusub ee arimaha dibedda Somaliya oo xilkii kala wareegay wasiirkii hore Dr C/raxmaan Bayle+SAWIRO

Muqdisho–Wasiirka cusub ee arimaha dibedda Somaliya DR C/salaam Xaaji Hadliye ayaa xilkii wasaarada kala wareegay wasiirkii hore ee arimaha dibedda Dr C/raxmaan Bayle xaflad laysku arkay wasaarada arimaha dibedda. Wasiir Bayle ayaa u rajeeyay wasiirka cusub in hawshu u fududaato.

xil1[1]xil3[1] xil4[1] xil7[1] xil8[1] xil9[1] xil10[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS