X

Wasiirka dastuurka oo dareensan in dib u eegista dastuurka shaqsiyaad ka gariirsan yihiin

Wasiirka dastuurka ayaa dareensan in dib u eegista dastuurka shaqsiyaad (maamul goboleedyo) ka gariirsan yihiin in la taabto taasina ay tahay halka khilaafka uu ka taagan yahay.



Waxa jirtey waraaq maamul goboleedyadu ku saxiixnaayeen ayna ka muuqato in la xoojiyo federaalka dhowr mar lagu xusey taas oo dad badan arkeen inay ka muuqdeen Cabdiwelli Gaas iyo Shariif Xasan oo hal lug ku taagan.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.