05/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka difaaca Somaliya jeneral Diini oo la kulmey cuqaasha Caabudwaaq iyo shirka Galguduud oo lagu lafogurey+SAWIRO

Caabudwaaq–Wasiirka difaaca Somaliya jeneral Diini ayaa la kulmey waxgaradka iyo odayaasha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud, halkaas oo odayadu ka soo baxeen shirka maamul u samaynta gobolka. Shirka uu wasiirku la qaatay ayaa lagu lafogurey sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka taagan maamul u samaynta Galguduud.

Caabudwaaq[1]Caabudwaaq1[1] Caabudwaaq2[1] Caabudwaaq3[1] Caabudwaaq4[1] Caabudwaaq5[1] Caabudwaaq7[1] Caabudwaaq9[1] Caabudwaaq91[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS