12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka diinta Somaliland oo diintii siyaasadeeyay sheegayna in uu joojiyay bandhigii Nasteexo Indho

Wasiirka diinta Somaliland ayaa diintii siyaasadeeyay sheegayna in uu joojiyay bandhigii Nasteexo Indho ee xalay ka dhici lahaa Hargeysa qaasatan Huteel Crown.

Hargeysa ayaa hore waxa u yimi KHANIIS waxana lagu soo dhaweeyay madaxtooyada Siilaanyo lamana sheegin wadaad ka hadlaya. WAxaana muuqata in fanaaniinta la bartilmaansado Somalida ah iyadoo la ogolaanaya jariibo ka khatarsan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS