Wasiirka Gaadiidaka iyo Duulista hawada Dowlada Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jingeli ayaa waxaa uu sheegay in Dowlada Aysan joojin Diyaaradihii aadi jiray Magaalada Hargeysa iyo Berbera.
Waxaa uu intaa kudaray Wasiir Jangeli in Wasaaradiisa oo ku shaqo leh Duulista hawada aysan ogeyn Go’aanka Kasoo baxay Taliyaha Waxaada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowlada Soomaaliya.
Wuxuu tilmaamay in ay jiraan hawl u gaara waaxda socdaalka laakiin ayna jirin go’aan ay qaadatay dawladiisu.
Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Ayaa Maalntii Shalay Ga’aan kasoo baxay Waxaa uu ku sheegay in 22 Bishan wixii ka danbeeyay si ku meel gaar ah loo joojinayo Duulimaadkii aadi jiray Magaalada Hargeysa Ee Caasimada Soomaaliland.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay