Wasiirka duulista hawada ee dawlada dhexe Somaliya ayaa sheegay in uu jiro shir kale oo ay la galayaan maamulka Somaliland si looga wada hadlo sidii lo dhamaystiri lahaa arimaha siyaasada. Wasiirku ma sheegin waraysi dheer goorta la filayo in shirkaasi dhaco. Waxa kale oo uu ka hadlay heshisyo dawladu gashay iyo hage laga dhisayo Hargeysa oo uu ku tilmaamay qorshe jira.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay