X

Wasiirka Faratoon oo si dadban ugu hanjabay taageerayaasha xisbiga Wadani

Wasiirka Faratoon ayaa si dadban ugu hanjabay taageerayaasha xisbiga Wadani oo og natiijada doorashada oo si aada laysla dhexmarayo in Muuse Biixi si xun loogu garaacay ayadoo ayna macquul ahayn inuu ku guulaysto.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.