20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka ganacsiga ee maamulka Muuse Biixi oo amaro aan dadka faaiido u lahayn soo rogey

Wasiirka ganacsiga ee maamulka Muuse Biixi ayaa amaro aan dadka faaiido u lahayn soo rogey. Wuxuu lacago ku soo rogey ganacsatada keena maciishadaha kala duwan iyo dugsiyada bugta ah ee dhalan habaabiya dhalinta ninay laysano qaataan.

Waxa la ogyahay in lacagtaas la saaray loo sii gudbin doono dadka masaakiinta ah.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Y9emiwvORUQ[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS