24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka gudaha Puntland oo booqasho ku yimi deegaano ka tirsan gobolka Sool: SAWIRO

Wasiir Axmed Karaash oo hore u ahaa madaxweyne wadaage ka tirsan maamulka Khaatumo hadana ah wasiirka gudaha maamulka Puntland ayaa saaka booqasho ku yimi deegaano ka tirsan gobolka Sool sida Tukaraq oo waxyar u jirta Laascaanood iyo deegaano badan oo ku yal gobolka Sool.

Waftiga ayaa ilaa 8 sideed saacadood la hadlayay dadka deegaanadaas Dhulbahante ku nool halka goobaha qaar aad loogu soo dhaweeyay halkla meelaha qaarna ay soo dhaweeyeen madax dhaqameedka.

mlsan

gugffdmlsannymk

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS