22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka haweenka iyo arimaha qoyska ee Puntland marwo Aniisa C/qaadir oo booqatay Buuhoodle

Wasiirka haweenka iyo qoyska ee maamulka Puntland ayaa booqatay magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wasiirkan ayaa ahayd wasiiradii ugu horeysay ee booqata Buuhoodle intii uu maamulka la wareegay C/welli Gaas.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM