24/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka kaluumaysiga maamulka Siilaanyo oo ka hadlay dhacdo ka dhacday Laasqorey

Wasiirka kaluumaysiga maamulka Siilaanyo ayaa ka hadlay dhacdo ka dhacday Laasqorey oo badda lagu dilay nin kaluumaysato ah. Wuxuu eeda saaray maamulka Puntland oo uu sheegay in ay wateen kaluumaysato Iiraaniyiin ah oo badda ka guranayay khayraadka ku jira.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM