X

Wasiirka koowaad oo eryay taliye xigeen beeshiisu ka cabatey maxaase lagu eedeeyay

Wasiirka koowaad ee dawlada Somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa eryay taliye ku xigeenka hay’ada sirdoonka C/llaahi Kulane oo lagu eedeeyay inuu jabiyay amar uu soo saaray Maxamed Xuseen.


Warqad uu akhriyay afhayeenka wasiirka koowaad ayaa lagu sheegay inuu hor istaagay gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo oo u socday isla gobolka. Gudoomiyehaas ayaa codsaday inuu eryo taliye ku xigeenka.

Waxyar kadib waxa warqadaas akhriyay afahayeenka wasiirka koowaad. Ma sheegin in taliyaha la eryay uu qirtey inuu amarka jabiyay iyo inuu raacay keliya hadalada la soo geliyay suuqa.


Beesha wasiirka koowaad ayaa si qabiiliya uga caban jirtey taliyahan ay hadda eryeen ayuu yiri Cali Calasow ayagoon haba yaraatee keenin wax cadaymo cad ah. Waxay sidoo kale ka cabtaan taliyaha sirdoonka laftiisa ayagoo yasaya qabiilkiisa.

C/llahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.