X

Tigreega oo weeraray gobolka Canfarta iyo Canfarta oo ku baaqday inay is difaacaan

Awol Arba

Falaagada uu taageero Maraykanku ee Tigreega ayaa weerartay Canfarta iyo masuuliyiinta Canfarta oo ku baaqay inay difaacaan dhulkooda iyo dalkooda. Iska hor imaad ka dhacay xadka labada gobol ayaa waxa ku dhintey ugu yaraan 15 qof.


Falaagada Tigreega ayaa dhankooda sheegtay inay weerareen Canfarta waayo waxa jooga ciidanka dawlada, waxase oa xaqiijay inayna jirin ciidan dawlada ah oo jooga halkaas aan ka ahayn kuwa Canfarta.


ā€¯Waxaan leehay yar iyo weynba hala difaaca dhulka Canfarta, kana yeeli mayno in taako ka mida lagu soo duulo ayuu yiri hogaamiyaha Canfarta oo ka hadlay weerarka Tigreega.

Dawlada Itoobiya ayaa fiirinaysa inay markale soo celiso amarka iyo kala dambeynta ayaan welli amrin ciidanka inuu gali Tigree.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.