November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirka koowaad oo si fowdo ah u dhaariyay nin ayna jirin cid la shaqaynaysa

Wasiirka koowaad oo qas lagu soo balimiyay ka bilaabay dalka ayaa si fowdo ah u dhaariyay nin shalay uu jagadan u magacaabay oo aan marin wadada sharciga ah. ”In la eryo kama fursanayso ayuu yiri Cali Calasow wuxuu dalka u horseedayaa fowdo loo baahneyn.



”Jaahilnimada noocana ee salka ku haysa qabiilka ayaa waxa iskaga darsantey dawladnimada iyo qabyaalada ayadoo aan ognahay inuu ku socdo balan uu ka soo qaaday kooxda XALANE ayuu raaciyay Cali Calasow.



Madaxweyne Farmaajo oo siyaasiinta Hawiye ee fashilmay ay is leeyihiin si qabyaalada kursiga ku gaara ayagoo dabada ku haya beesha XALANE ayaan taasi suuragal noqon doonin, waxayse horseedayaan cawaaqib xumo ayna garanayn halka ay ku dhamaan doonto.

”Waa ogyihiin inayna madaxweyne dambe ka noqonayn dalka marka waxay isku dayeen inay qabyaalad kiciyaan ayuu qabaa Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS