Wasiirka maaliyada Dr Beyle ayaa war ku soo kordhiyay cashuuraha dalka. Dr C/raxmaan Bayle oo la hadley saxaafada mar uu booqdey garonka Muqdisho ayaa sheegay in cashuuro la qaadayo.
“Maanta waxaan booqosho ku tegay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaan halkaa kula kulmay ciidanka canshuuraha iyo waaxda canshuuraha bariga, Waxaana waajib in la bixiyo canshuuraha, Ganacsatada iyo heydaha waa in ay bixiyaan Canshuurta ku waajib ka ah.” Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda oo hadal kooban ku soo qoray bartiisa Twitter-ka.
Ugu dambeyntii Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Bayle ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ka dalbaday in ay bixiyaan lacagaha Canshuurta, si dalka wax badan oo dib u dhiskiisa ay ka mid tahay loogu qabto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay