November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirka maaliyada oo hortagay barlamaanka xilli muran jiro

Wasiirka maaliyada ayaa hortagay barlamaanka xilli muran jiro. Dr C/raxmaan Beyle ayaa barlamaanku suaalo la diyaar yihiin ku saabsan arimaha maaliyada.

Dr C/raxmaan Beyle ayaa sheegay in uu maamul goboleedyada ka dhaadhiciyay in la mideeyo cashuuraha laga qaado dadka masaakiinta ah.



Barlamaanka ayaa raba in uu waydiiyo sababta keentay in maamul goboleedyada qaar at helaan lacago saaida halka kuwa kale loo yareeyay.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS