22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka maaliyada Somaliland oo ka hadashay ay la galeen bangiga aduunka kuna saabsan dhinaca biyaha

Wasiirada maaliyada maamulka Somaliland ayaa ka hadashay heshiis ay la galeen bangiga aduunka oo lagu horumarinayo dhinaca biyaha. Lama sheegin goobaha ay tuseen ama ay hordhigeen bangiga aduunka ee u baahan in wax laga qabto iyadoo biyo la’aani ka jirto goobo badan. Nin u hadlay bangiga aduunka ayaa sheegay in mashruucani yahay tijaabo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM