X

Wasiirka macdanta ee Siilaanyo oo ka hadlay sida ay u xaalufin doonaan macdanta Siimoodi ku jirta: sideedaan u diraynaa+MUUQAAL

Hargeysa-Araabinews–Wasiirka Siilaanyo u qaabilsan macdanta ayaa ka sheekeeyay arin aqoonyahanka reer Awdal cabsi weyn ka qabeen..wuxuuna sheegay in macdanta sideeda loo dhoofin doono iyadoo kiishash ku jirta laguna sifeynayo Shiinaha..haddii taasi dhacdana khayraadka reer Adal sidaa ku waayi doonaan muddo kooban.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.