X

Tuunisiya iyo Dr Congo ayaa u gudbey wareega labaad ee koobka Afrika+SAWIRO

Ciyaaraha koobka Afrika ayaa maraya meel xasaasiya iyo xulalka Tuunisiya iyo Dr Cango oo u gudbey wareega labaad ee koobka Afrika. Tuunisiya ayaa barbaro la gashay Dr Congo taas oo keentay in labadooduba u soo baxaan wareega labaad halka Cape Verde iyagana ciyaartoodu ku dhamaatay eber eber taas oo keentay in ay isla hadhaan.

Waxa aakhirka usbuucan bilaaban doona wareega labaad halklaas oo ay isugu soo bixi doonaan sideed kooxood oo u kala badiya wareega sadexaad.

ARAABINEWS nagala soo xiriira araabimedia@gmail.com

 

admin:

This website uses cookies.