X

Wasiirka macdanta iyo batroolka oo sharciga batroolka horgeeyay barlamaanka Somaliya

Wasiirka macdanta iyo batroolka ayaa sharciga batroolka horgeeyay barlamaanka Somaliya halkaas oo looga doodi doono qaybihiisa kala duwan.



Wasiirka ayaa xildhibaanada ka hor aqriyay hindise sharciyeedka Batroolka Soomaaliya oo ay wasaaradiisu soo diyaarisay.

Waxa uu sharaxaad ka bixiyay sharcigaan iyo sida ay Soomaaliya ugu baahan tahay.



Wasiirka ayaa xusay in lagama maarmaan ay tahay in lahelo sharci lagu xakameynayo Batroolka Soomaaliya isla markaana ay raali ka wada yihiin dadka Soomaaliyeed.

Wuxuu codsaday in la meel mariyo sharcigan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.