Wasirka macdanta maamulka Somaliland ayaa sheegay in shirkadii Shiinuhu dib u bilaabayso buuraha Siimoodi ee gobolka Awdal hawsheeda sanadka soo socda oo waxkasta ay ka dhameeyeen dhinaca Shiinaha.
Wuxuu intaa ku daray in dacwad badan ka timi dhinaca dawlada Somaliya hadase ugu roontahay.
Wuxuu sheegay in khayraadka oo sidiisa ah la gurto kadibna lagu sifeeyo Shiinaha taas oo khasaare ugu jirta dadka deegaanka. Dhinaca Sool ayuu iyadna ka hadlay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS