X

Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya oo xilkii wareejiyay: SAWIRO

Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya C/raxmaan Yariisow ayaa manta xilka ku sdii wareejityay ku xigeenkiisa inta la soo magacaabayo wasiir cusub.

Dadka munaasabada ka soo qaybgalay ayaa waxa ka mida fanaananada Hibo Maxamed.



Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa loo magacaabay duqa magaalada Muqdisho.



Wasiirka ayaa xilka u tiriyay Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis oo ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.