Hargeysa 12 Jan 2015–Cukuse oo ah wasiirka warfaafinta maamulka Somaliland ayaa la soo baxay qabyaalad cad kadib markii uu heesihii qabyaaladeeyay sheegayna in heesta astaanta u ah telefishanka Siilaanyo iyo radiyaha ay sameeyay abwaaniin beesha ah.
Wuxuu kaloo sheeganayaa hees ka baxda radiyo muqdisho oo iyadna leeyahay abwaan beesha ayaa sameeyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay