29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka warfaafinta oo tacsi ka direy geerida fanaan Cabdi Qaboojiye

Fanaan Cabdi Qaboojiye ayaa la xaqiijay geeridiisa kadib muddo todobaadyo oo uu xanuun la jiifay dalkaasi Noorway. Cabdi Qaboojiye ayaa ku dhashay Burco halka dugsiyadana ka kala galay Burco iyo Muqdisho.



Wasiir Dubbe oo tacsida u diraya qoyska iyo qaraabada uu ka baxay ayaa sheegay inuu Cabdi Qaboojiye ahaa fanaan dadku jecelyihiin dadkuna ka eed la’aayeen.



Allaha u naxariistee muuqaal Cabdi Qaboojiye laga soo duubey ayuu ka ocodsadey in la cafiyo loona duceeyo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS