X

Wasiirka waxbarashada maamulka Hargeysa oo Boorama ku sugan oo dhaliilo aanu jeclayn lagala hortagey+MUUQAAL

Boorama–Wasiirka waxbarashada maamulka Hargeysa Geedoole ayaa Boorama ku sugan halkaas oo uu la kulmey wakiilada waxbarashadaha kala duwa..waxase lagala horyimi dhaliilo uu sheegay in aanu jeclaysan..ma jeclayn in aan dhaliilo halkan kaga hadlo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.