November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirka waxbarashada Somaliland oo ka xanaaqay mudaharaad lagu sameeyay

Wasiirka waxbarashada C/llaahi Dheere oo ka xanaaqaty mudaharaad ay sameeyay ardayda dugsiga Maxamud Axmed Cali ee Hargeysa oo uu u sheegay in ka daayaan mudaharaadka ee ay la hadlaan. Wuxuu ka cadhoodey dad iska fadhiya dugsiyada hadana banaanbax wada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS