USA–Wasiirkii hore ee arimaha dibedda ee dalkaasi Sucuudiga Sacuud Faysal Cabdulcasiis ayaa ku geeriyoodey dalkaasi Maraykanka halkaas oo aan la sheegin waxa uu u geeriyooday. Wasiirkii hore ayaa jagada soo hayay 40 sano ilaa bishii April ee sanadkan oo uu iska casiley jagadaas xanuun dartii.
Wasiirka ayaa dhawr qalimaad lagu sameeyay isagoo da’diisa lagu sheegay 75 jir. Wuxuu u soo joogey dagaalo badan oo aduunka ka dhacay.
Wuxuu ka qaybqaatay hubeynta kooxaha Suniga ah ee ka soo horjeeda madaxweynaha Siiriya taasi oo keentay in Suniyiintu noqdaan kuwo ku burburey dalkaasi Siiriya.
Dhimashadiisa ayaa lagu sheegay qaybta facebook oo uu leeyahay nin ka tirsan qoyska wasiirkii hore.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay