November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirkii gaashaandhiga oo is casilay iyo halka uu tagayo: SAWIRO

Wasiirkii gaashaandhiga ayaa is casilay iyadoo ay sii kululaatey xaraarada kursiga gudoomiyaha barlamaanka oo hadda fgaaruq ah. Musharxiin badan oo wasiiro ku jiraan ayaa is casilay.



Kursigan ayaa waxa ku tartamaya hal beel oo ka soo jeeda gobolada Bay iyo Bakool. Wasiir Mursal oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa Warqada istiqaalada waxa uu u gidbiyey Guddiga doorashada gudoomiyaha oo uu hogaamiye Nuur Iidow Beyle,waxana isla Maanta uu qaatay Shahaadada mushaarxnimo ee guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS